Logo














IT - PROGRAMMING - C++
C++ - Casharka | 1aad |

CASHARKA 1aad EE C++
Casharkeena koowaad ee C++ waxa aanu ku dhisaynaa program yar oo muraayadda (shaashadda) computer-ka ku soo qoraya "kani waa casharkeenii 1aad ee C++".
Bal aynu eegno sida uu u ekaan karo kowdhka program C++ ah oo howsha noocaas ah inoo qaban kara. Bismillaah.
Tusmada 1aad : Kowdhka program-ka

Marka aanu dhisno oo compile-gareyno dabadeedna run-gareyno program-kaan waxaa inoo soo baxaya daaqaddaan hoos ku taal.
Tusmada 2aad : Tusmada howlgalka program-ka

Kasii wad Bogga 2aad
Bogga 1aad















©2001-2002 Puntlandpost.com
webmaster@puntlandpost.com