Annigoo ah Ambassador Dr. Cabdulqani Muxumad Waceys kuna hadlaya Magaceyga iyo kan Qoyska Reer Muxumad Waceys, waxaan dhambaal tacsi ah u direynaa Qoyskii iyo Ehelkii uu ka baxay SULDAAN CABDI SULDAAN CALI SONKOR waxaan Allaha Awooda leh uga baryeeynaa inuu ka waraabiyo Jannadiisa Fardowsa; Ehelkii uu ka tagayna inuu Samir iyo iimaan ka siiyo.