Logo



































RELIGION - DIINTA
40 XADIIS | 1aad | 2aad | 3aad | 4aad |5aad |

XADIISKA 3aad
DHIDIBBADA ISLAAMKA
Waxaa laga wariyey abuu Cabd ar-Raxmaan Cabdullaah ibn Cumar-ibn al-Khaddaab - Allaha ka raalli noqdee inuu yiri:
Waxaan maqlay rasuulkii Alla (s.c.w.) oo leh: Waxaa lagu dhisay islaamka shan dhidib oo kala ah:
1) Qiridda in ilaah jirin xaq lagu caabudo Alla ma ahee, Nabi Muxammadna rasuulkii Alla yahay.
2) Oogida Salaadda.
3) Bixinta Sakada.
4) Soomidda bisha Ramadaab.
5) Gudashada Xajka.
Waxaa weriyay al-Bukhaari iyo Muslim.

<< >>


































©2001-2002 Puntlandpost.com
webmaster@puntlandpost.com