Logo



































RELIGION - DIINTA
40 XADIIS | 1aad | 2aad | 3aad | 4aad | 5aad | | 6aad | | 7aad | | 8aad | | 9aad | | 10aad |

XADIISKA 5aad
BIDCADA
Waxaa laga wariyay hooyadii mu'miniinta Umu Cabdullahi caa isha (Allaha ka raali noqdee inay tiri: Wuxuu yiri Rasuulkii Alla (s.c.w ). Qofkii amarkaygan ku soo dara waxa aan ka mid ahayn isagaa lagu celinayaa. Waxaa wariyey al-Bukhaari iyo Muslim.
Waxaa weriyay al-Bukhaari iyo Muslim.

FAA'IIDADA XADIISKA
Wuxuu noo faa'iideynayaa xadiiskani arrimaha soo socda:
1.Mas'ala kasta oon sharciga kufadhin waa baadinnimo.
2.In laga digtoonaado bidcada.
3.In qofku falkiisa ku miisaamo sharciga islaamka.
4.In la barto diinta si loo kala saaro bidcada iyo sunnada.
5.In diintu dadka ku filan tahay oo laga deeqtoon yahay bidcada.
<<


































©2001-2002 Puntlandpost.com
webmaster@puntlandpost.com