Logo



































RELIGION - DIINTA
40 XADIIS | 1aad | 2aad | 3aad | 4aad | 5aad | | 6aad | | 7aad | | 8aad | | 9aad | | 10aad |

XADIISKA 6aad
WAANADA
Diintu waa waano, waxaanu niri, ayuu u yahay? wuxuu yiri: wuxuu u yahay Alla iyo kitaabkiisa, iyo Rasuulkiisa, iyo madaxda muslimiinta iyo dadweynahaba.
Waxaa weriyay Muslim.

FAA'IIDADA XADIISKA
Wuxuu noo faa'iideynayaa xadiiskani arrimaha soo socda:
1.Wuxuu na tusayaa in waanadu qiimo weyn ku leedahay diinta islaamka.
2.Waanada ilaahay waa in la aqbalo wuxuu ummadiisa ku waaniyey.
3.Waanada Rasuulka waa in la rumeeyo lana raaco jidka uu inoo jideeyey.
4.Waanada kitaabka waa in lagu camalfalo.
5.Waanada madaxda waa in lagu caawiyofulinta xaqa.
6.Waanada dadweynaha waa in la hanuuniyaa.
<<


































©2001-2002 Puntlandpost.com
webmaster@puntlandpost.com