Search Article:
 


 

Home | News | Opinion | Islam | Literature | Health | Business | Education | Sports | Contact
 
Ramaas Software
Sos Food Safety
Citizenship Test UK
Amal Express
Maktabadda Suxayfa
Xawaaladda Salaama
Africa Jewelry
Free Satellite TV
Shafey Training
Safari Shop

 

 

 

 

 

 

 

 

 

BOOSAASO : Afduubayaasha Markabka laga leeyahay Filibiin oo ku adkaysanaya in aysan isdhiibayn
Posted to the Web Dec 06, 14:58

Boosaaso:(pp) - Waxaa maalintii 3-aad taagan markabkii ay haysteen afuubayaashu ee laga lahaa dalka Filibiin iyo Markiib dagaal oo ay leeyihiin USA iyo Jarmal oo iyaku si khasab ah ku soo kaxeeyay markabkan ay afduubayaashu saaran yihiin , waxayna afduubayaashu ay wali ku adkaysanayaan in aysan isdhiibeen.



Maamulka Puntland , ayaa dalbanaya in ay isa soo dhiibaan Afduubayaashu waxayna sheegayaan in ay doonayaan in ay sharciga la soo hortaago burcad badeedan.



Laakiin , afduubayaasha ayaa waxay sheegayaan in aysan waligood aysan isa soo dhiibayn , islamarkaasna uu wadahadal u socdo Shirkadihii la hayd markabka.



Markabka iyo maraakiibta dagaal ee USA iyo Jarmal ee ilaalada ka haya markabkan , ayaa dakada u jira 2 Mile oo kaliya , waxayna taasi sababtay in 2 maalmood uu hadkad galo waxyaalihii dakada ka soo dagayay ama ka dhoofayay.



Puntlandpost.com

Feb 09 Al-Qaeda offshoot urges more US attacks
Feb 08 Belgium, France train UPDF soldiers for Somalia mission
Feb 08 Ethiopian troops cross into two Somali towns: locals
Feb 06 Al-Shabab fighters pour into Mogadishu
Feb 06 Somali recruits trained for battle in Kenya

 

 

 


 
    ©2001-2008 Puntlandpost.com  ®All rights reserved.       Designed by Ramaas Software