Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Tacsi: Waxaa ku geeriyootay dalka Maraykanka Taariikhdu marakay ahayd 18/10/2012-ka, gaar ahaan magaalada Washington Hooyo Isniino Axmed Faarax, waxaana Marxuumada Illaahay uga baryeynaa inuu Naxariistii Jano ka waraabiyo , Eheladii iyo Qaraabadii ay ka tagtayna Samir iyo Iimaan kasiiyo Aamiin.
Annagoo ah Howlwadeenada Warbaahiyaha Puntlandpost waxaanu Tacsi u direynaa guud ahaan Qoyska Reer Cumar Xaaji Maxamuud,gaar ahaan walaalkeen Cabdullaahi Cumar Xaaji(Cagayare), anagoo uga tacsiyeynayna geeridii ku timi Hooyadiis Isniino Axmed Faarax.
Waxaanu leenahay Naxariistii Janno Allah ka waraabiyo Dhammaanteena Samir iyo iimaan Allah innaga wada siiyo.
Aamiin————-Aamiin———-Aamiin
اللهم اغفر له وارحمه ، وعافه واعف عنه ، لقِّه الأمن والبشرى والكرامة والزلفى ، اللهم إن كان محسناً فزد في حسناته ، وإن كان مسيئاً فتجاوز عن إساءته ، اللهم اغسله بالماء والثلج والبرد ، نقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس ، أبدله أهلاً خيراً من أهله ، وداراً خيراً من داره ، وجيراناً خيراً من جيرانه ، اللهم لا تحرمنا أجره ، ولا تفتنا بعده ، واغفر لنا وله