Holland- Dhammaan bulshada Soomaaliyeed ku nool dalka Holand iyo dalalka darsika la ah waxaa lagu wargelinayaa in dalka Holland uu ka bilaaban doono Mutamar Islaami ah oo ay ka soo qayb geli doonaa culimo iyo ducaad kuwaas oo muxaadaraad iyo tawjiihaad u jeedin doono Bulshada soomaaliyeed ee kunool dalka Holland .
Mutamarkaan Islaamiga ah ee ka bilaaban doona dalka Holland ayaa ah kii 5aad iyadoo sanadkiiba mar la qabto xiliga Gu’ga watqiga la qaba nayo Mutamarka waa 26- april-2012 oo ah maalin Khamiis ah illaa 30-april-2012 (isniin)Saacada: 18:00 (bacdal casar).
Hoos ka Daawo iclaamka video mutamarka
Culumada sanadkaan ka soo qayb galaysa Mutamarka waxaa ka mid ah
1. Sheekh Dr Axmed Daahir awyes( Kenya)
2. Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax (Norway)
3. Sh Bashiiir Shii (Canada)
4. Sh Mustafe Xaaji Ismaacil (Somalia)
5. Sh Suldaan Gasle (Holland)
6. Sh Cabdulbaasid Sh axmed (Uk)
Live mutamarkan sanankan, waxaa u soo gudbinaya Websidada islaamiga ee Soomaalida sida Fatxusalaam.com iyo halgan.net Daarulcilmi.net Qardhaawi.com, paltalkyada Qaasatan Qolalka islaamiga iyo Qaarka kale, call faransiyada Ameerika iyo yurub Qolalka islaamiga
Goobta iyo Cinwaanka Mutamarka uu ka dhacayo hoos ka eeg
VON SUPPESTRAAT20 5011.EETILBRUG HOLLAND
Wixii Faahfaahin ah kala xiriir
Guuleex wayrax
Tel:- +31614959536 Ama ABu Khadiija Tel. +31-614876382
Omar faruuq
Holland