Assalamu calaykum
Dhulkaan waxaa la oran jiray gaari-waa. Muqdisho baa laga soo gaari waaye. In maanta intaas oo jamacad ka furanyihiin, oo qeyb walba oo cilmiga lagu baranayo waa horumar wanaagsan.
Waxbarashada, Cilmiga iyo Waayo aragnimada
Waa naga nasiib badan tihiin oo fasalkii lixaad Xamar baan u aadnay. Boosaaso kuwii ka tagay iyo aniga oo ka tagay Eyl. Wada aan marnay waad ogtihiin oo aan xilligaa laami ahayn. 10 beri baan u socon jirnay, hadba baabuur baan meel kaga dagnaa baabuur kale baan fuulna. Fasalkii lixaad baan Muqdisho u aadnay. Idinkana maanta halkaan baad wax ku dhigaynaysaan. : Sii Akri , Khudbadii Madaxweyanaha puntland ee Boosaaso.
Isha Warka : Xafiiska madaxweynaha
Daabacaadda: Puntlandpost.com