Waxaan halkaan tacsi tiiranyo leh uga diraynaa geeridii ku timid Nabadoon C/llaahi Jaamac Dheere (Careef) oo ku geeriyooday magaalada Garoowe xalay oo bishu ku beegnayd 27/11/2012.
Waxaa tacsida diraya anagoo kala ah:
Maxamuud Cismaan Xaynwade
Cabdi Salaad Cali Ilyare
Maxamuud Yuusuf Cali Xoosh
Cismaan Maxamuud Cali(qaroofey)
Khaliif Siciid Xirsi
Cabdi Faarax Guureeye Kaarshe
Cawil Xasan Tooxyare
Nuur Xuseen(Dab ma nool yahay)
Cabdi Faarax Samatar(reer baadiye)
Xuseen Yuusuf Muuse(xuuxuule)
Cabdullaahi Cabdiraxmaan(garaad)
Maxamuud Yuusuf Madoobe
Dadka tacsida diraya waxay Dhamaantood jooga Magaalada London dalka Ingiriiska, waxay ka tacsiyeynayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Nabadoon Careef waxayna leeyihiin ilahay janatu fardowso haka waraabiyo Ehelkii ,qaraabadii iyo caruurtii uu ka tagayna samir iyo iimaan alaha ka siiyo.
Anagu na waxaan leenahay Aamiin Aamiin Amiin.
Daabacaada: Puntlandpost.com