BBC SOMALI
VOA SOMALI
SOMALI LINKS

LONDON: Waa Barnaamij aad u xiiso badan oo TVga Somali chanel lagu guddoonsiiyey Abaalmarin (Daawo)

December 13, 2012 8:26 am GMT - Written by PP - Edited by PP

London: (pp)- Waxaa lagu abaalmariyey TV-ga Somalichanel Billad sharaf ay ku mataysteen sidda uu uga waramo arrimaha Soomaaliya , gaar ahaan barnaamijyo xiiso badan oo ka baxa TV-ga Somalichanel oo lagu magacaabo Daldhis iyo kuwo kale.

Daawo Barnaamijka

Abaalmarintaas ayaa waxaa la guddoonsiiyey Abukar Cawaale (Qaad-diid) oo isagu matalayey TV-ga Somalichanel oo  sii daaya barnaamiyada Daldhis iyo baraarijinta siddii Qaadka looga joojin lahaa dadka Soomaaliyeed.

 

Puntlandpost.com

NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
CAYAARAHA