BBC SOMALI
VOA SOMALI
SOMALI LINKS

Nabadoonada iyo Waxgaradka Qardho oo Tacsi u diraaya Qoyskii u ka geeriyoodey Ismaaciil Kowte.

January 9, 2013 4:08 pm GMT - Written by PP - Edited by PP

Inaa Lilaahi Wa Inaa ilayhi Raajicuun

Dhammaan dadkaasi waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayan Ismaaciil Axmed Muuse Cadde oo loo yaqaan (Ismaaciil Kowte), oo ku geeriyooday Demada Qardho qobalka Karkaar taariikhdu markay ahayd 05/01/2013, laguna aasay tuulada adisoone in ilaahay eheladi, qaraabadii & asxaabti oo ka geeriyooday samir & iimaan ka siiyo, isagana jaanatu fardowsa ka waraabiyo. Amiin Amiin.

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun

Waxaa halkan tacsi ka diraya Nabadoonada, Samadoonada, Aqoon yahanka iyo waxgaradka Degmada Qardho oo kala ah sida

1. Nabadoon Xaaji Cabdi Cismaan Kabayare
2. Nabadoon Cabdi Mirood Madaxed
3. Nabadoon Cismaan Ciise Fikad
4. Nabadoon Axmed Xirsi Faarax
5. Samadoon Ciise Muuse Siciid
6. Samadoon Dhowre Nuur Saajin
7. Samadoon Maxamed Cabdi Afbalaar
8. Samadoon Xasan Muuse Cismaan
9. Samadoon Axmed Maxamuud Darwiish
10. Samadoon Maxamed Siciid Cabdi ( Laan-laanshe)
11. Samadoon Xasan Maxamed Maxamuud ( Xasan Dhalo)
12. Eng: Abshir Muuse Siciid
13. Eng: Faarax Muuse Siciid
14. Eng: Maxamed Cabdi Muuse
15. Eng: Khadar Barre Maxamed
16. Dr: Maxamed Axmed Saajin
17. Dr: C/rshiid Axmed Saajin
18. Dr: Axmed Cabdi Maxamed ( Cagey)
19. Xareed Maxamed Cabdi Madoobe
20. Gurey Maxamed Cabdi Madoobe
21. Cali Madaxey Maxamed
22. Cali Maxamuud Faarax
23. Maxamed Cabdirashiid Saajin
24. Cismaan Cabdirashiid Saajin
25. Axmed Cabdirashiid Saajin*
26. Maxamed C/qaadir Saajin

Puntlandpost, Boosaaso, Soomaaliya

 

NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
CAYAARAHA