Muuqaalka Guriga
Gurigu wuxuu ku yaal magaalada Boosaaso, waxaana uu yahay hal dabaq, macluumaadkiisuna waa kan hoos ku qoran:
1. Gurigu waxa uu dhacaa wadadda aada Airport-ka Magaaladda Bosaso.
2. Waxa uu ka soo horjeedaa Hotel jubba & Shirkadda diyaaradaha Jubba
3. Waxaa ka soo horjeedka bidix ka xiga xawaaladda dahababshiil.
4. Waxaa dhinaca midig ka xiga Carwada City Gate.
5. Waxa uu ku fadhiyaa dhul dhan 16m x 16m.
6. Guriga qaybta hoose waxay ka kooban tahay 3 qol, hal Hall, Jiko(Madbakh) iyo Musqul.
7. Qaybta sare (dabaqa kowaad) ee guriga waxaa uu ka kooban yahay 7 qol, 2 Halls, jiko(Madbakh) iyo 3 Musqulood.
Waxii macluumaad ah ee intaas dheer kuna saabsan guriga kala xidhiidh:Mohamed Jaamac Xaashi
Telephone: 25290797810
Email: mdhashi@hotmail.comAma
Mohamed Jaaac Ganey
Telephene: 25290797810
Email: mjgeneyone@hotmail.com v Naadada iibka gurigu waxaa ay ka bilaabmaysaa $ 300,000(saddex boqol oo kun oo dollar).
v Naadada iibka gurigu waxaa ay ku egtahay 20.03.2010.
Wixii faah faahin ah ee ku saabsan Naadada iibka guriga kala xidhiidh:
Ahmed Dirie Mohamed
Director: Kaamil Consulting
Tel: 44(0) 7882081792
Email: ahmeddirie@kaamilconsulting.comwww.Kaamilconsulting.com
Daabacaada: Puntlanpost.com