|
|
|
 |
| BOOSAASO : Buug Cusub oo lagu magacaabo Siraha qarsoon iyo kobaca Islaamiyiinta Soomaaliya oo dhawaan uu saari doono qoraa Soomaaliyeed |
| Posted to the Web
May 27, 09:25 |
Boosaaso:-C/shakuur Mire Aadan waa qoraa Soomaaliyeed oo ku sugun magaalada Boosaaso ee gobolka Bari wuxuuna iminka uu aad ugu mashquulsan yahay gunaanadka iyo gabagabada buug lagu magacaabo Siraha qarsoon iyo kobaca Islaamiyiinta Soomaaliya wuxuuna buugan uu xambaarsan yahay macluumaad qarsoon balse uu qoraagu daaha ka qaadayo.
C/shakuur Mire , ayaa Puntlandpost u sheegay in Buugan uu yahay mid qiimo badan oo ka duwan buugaag hore loo daabacay maadaama uu ka hadlayo wacyiga jira iyo waxyaalaha soo kordhay ee u baahan in daaha laga qaado.
qoraaga C/shakuur waxaad kala xiriiri kartaa Tell : 00 252 90 744045
Email : cobol319@gmail.com
Puntlandpost.com
|
|
|
|
|
|
|
|