Search Article:
 


 

Home | News | Opinion | Islam | Literature | Health | Business | Education | Sports | Contact
 
Ramaas Software
Sos Food Safety
Citizenship Test UK
Amal Express
Maktabadda Suxayfa
Xawaaladda Salaama
Africa Jewelry
Free Satellite TV
Shafey Training
Safari Shop

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Sheekh C/qaadir Nuur "Muslimiinta waxaan ka codsanayaa in ay soo caawiyaan qoyskan dhibaataysan"(SAWIRO)
Posted to the Web Mar 17, 09:30

Garoowe:-Qoyskan oo iminka ku nool magaalada Garoowe ayaa waxay yihiin qoys aad u dhibaataysan oo 4 caruur ah ay ka xanuusan yihiin waxaana iminka aad u liita 2 ka mid ah caruurtaasi oo aad sawiradooda aad aragtaan.
xanuun__3_____453856448.jpg
Qoyskan oo ah qoys danyar ah ayaa waxay ku nool yihiin dhammaantood hal qol oo kiro ah sida uu noo sheegay Aabaha caruurta dhalay ee Aadan Nuur Giir.

Aadan Nuur Giir oo ah Aabaha Caruurta dhalay ayaa sheegay in mid kastaba marka uu gaaro 5 sano uu sidan oo kale noqdo, oo 2 kale oo iyana 5-sano gaaray ay sidan oo kale ay ku dhow yihiin oo ay qalaleen gacmaha iyo lugaha.

Culimada oo caruurtan gurigooda ku booqday ayaa aad uga naxay dhibaatada haysata reerkan oo marka laga soo tago caruurta oo ka xanuusan ah kuwo faqiir ah oo danyar ah.

Sheekh C/qaadir Nuur ayaa Muslimiinta ku nool caalamka ee dalka iyo dibadaba ka codsaday in la soo kaalmeeyo qoyskan dhibaataysan oo qof kastaba waxii uu awoodo uu u qabto.
xanuun__7_____719016083.jpg
Aabaha dhalay caruurta oo haya
xanuun__5_____288565114.jpgxanuun__6_____375995988.jpg
Aabaha dhalay caruurta oo haya
xanuun__4_____959415454.jpg
Sheekh C/qaadir wuxuu xusay ciddii soo kaalmaysa dadka noocan oo kale ah in ay Alle agtiis ay ku leeyihiin abaalmarin tiro badan oo aan halkan lagu soo koobikarin.

Walaal kala soo xiriira qoyskan telaafoonadan hoos ku qoran

Aadan Nuur Giir aabaha dhalay caruurtan 00 252 90 644250

Xaawo Muuse Hooyada dhashay caruurtan 00 252 90 675253

Sheekh Yaasiin C/laahi 00 252 90 724462


Live TV

Saaxiibkaa u dir Saaxiibkaa u dir
Daabaco QormadanDaabaco

Sep 03 MUQDISHO: Qarammada Midoobay oo sheegtay in xalaadda Muqdisho ay ka duwan tahay sida la sheego
Sep 03 HARGEYSA: Gen. Jaamac Maxamed Qaalib oo dib ugu laabanaya Somaliland muddo dheer kaddib
Sep 03 MUQDISHO: Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir oo loo magacaabay Agaasime wasaaradeed
Sep 03 KAMPALA: Xukuumadda Uganda oo soo bandhigtay laba qof oo eedeysane u ah qaraxyadii Kampala
Sep 02 BOOSAASO: Dhismaha golaha deegaanka Degmada Boosaaso oo Qaban qaabadiisu marayso meel fiican

 

 

 


 
    ©2001-2008 Puntlandpost.com  ®All rights reserved.       Designed by Ramaas Software
>>>