Oslo: (pp)- Dood ku saabsan arrimaha Soomaaliya & Puntland oo laga waraystay Afhayeenka PDF ee Norweyn Ciiro iyo Mahad Maxamed Cali oo wakiil ka ah Xisbiga Tayo ee dalka Norweyn, kuwaas oo ka dooday arrimaha ku aadan arrimaha Soomaaliya iyo arrimaha kale ee ka taagan Puntland.
Daawo Dooda
Faafinta: Puntlandpost.com