Copenhagen: (pp)- Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan Jaaliyada Puntland ee ku nool magaalada Copenhagen iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Kulan iyo casho sharaf lagu soo dhawaynayo Dr. Mohamed Jamaac oo socdaal gaaban ku yimid dalka Denmark.
Akhri: PDF File
Xaflada ayaa waxa ay dhacaysaa 24-1-2013-ka.
Saacada: 17:00
Cinwaanka: Frederiksundsvej 264,2700 Brønshøj, København.
Goobta ay Xaflada ka dhacayso waxay ka danbeeysaa Fitness World. Bus-ka number: 5A mod Husum ama 350 S mod Husum/Ballerup, Cinwaanka waxaad ka raadin kartaa Rejseplanen.dk
Wixii faah-faahin ah waxaad kala xiriiri kartaan guddiga Jaaliyada PDF ee Copenhagen, kuwaas oo kala ah:
Nahmaan: 71 40 50 65
Ahmed: 22 16 67 41
Mohamud: 26 77 12 63
Farxiyo: 26 70 44 47
Xaawa: 26 91 71 31
Mahadsanidiin
Gudiga PDF-Copenhegan