Hooyo Xaliimo Soofe oo ah Hooyo mu’alifad ah oo Soomaaliya aad looga yaqaan ayaa soo saartay buraanbur ay ku waaninaysa kuwa doonaya in ay Puntland ay kala daadiyaan.
Hooyo Xaliimo Soofe ayaa buraanburkeeda ku halbeegsanaysa Waano , Duco & Tusaalayn intaba.
Daawo Buraan-burka Hooyo Xaliimo Soofe
Puntlandpost.com