BBC SOMALI
VOA SOMALI
SOMALI LINKS

2o dal oo Burcad-badeed Somali ah ay kuxiran yihiin iyo tiradooda

December 9, 2012 2:57 am GMT - Written by Editor - Edited by Editor

Tir Waddanka Tirada ku Xiran Tirada la siidaayey Tirada Guud
01 Belgium 2 2
02 Comoros 6 6
03 France 18 (3 xukuman, 5 Racfan sugaya) 3 la sii daayey, 1 xabsigii dhammaystay 22
04 Germany 10 10
05 India 119 119
06 Italy 20 20
07 Japan 4 4
08 Kenya 137 (74 baa Xukuman) 17 dambi waa lagu waayey, 10 way dhammeysteen xabsigi 164
09 Madagascar 12 12
10 Malaysia 7 7
11 Maldives 40 ( la soo celinayo) 40
12 Netherlands 35 (10 xukuman, 19 xukun sugaya) 35
13 Oman 32 (25 xukuman) 32
14 Seychelles 92(73 xukuman) 19 la soo cafiyey 111
15 Somalia/PL 295 (245 xukuman 295
16 Somalia/SL 47 xukuman 67 waa lka siidaayey 114
17 Somalia/MOG 18  weli ma cadda xaaladoodu 18
18 Republic of Korea 5 xukuman 5
19 Spain 8 (2 xukuman) 8
20 Tanzania 12 12
21 UAE (Imaaraadka) 10 10
22 USA 28 (17 xukuman) 28
23 Yemen 123 xukuman 123
1070 117 1187
  1. Tirada guud ee Burcadbadeednimada loo xiray waa 1187.
  2. Tirada hadda xabsiyada 20 dal oo ka baxsan Somalia waa 1070.
  3. Tirada guud ee la siidaayey waa117.

Labaatan dal bay ku xiran yihiin, Soomaliyana 3 kala ah (Puntland, Somaliland iyo South Central (Mogadishu) bay kyu kal xiran yihiin.

Qoraalkan, waxaa PP soo gaarsiiyay Agaasimaha Guud ee Ladgaalanka Burcad-badeeda Puntland Mr. Duceysne.

NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
CAYAARAHA