Tacsi: (pp)- Inaa Lilaahi wa inaa Ileyhi Raajicuun
Waxaa halkaan Tacsi ka diraya, Asxaab & Arday-dii Jaamacada ay isla dhigan jireen Qunsulkii Soomaaliya u fadhiyey dalka Kenya ee magaalada Nairobi Marxuum Maxamed Cusmaan Edson oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Waxaana tacsidaas loo dirayaan Qoyskii & Eheladii uu ka geeriyooday Marxuumka illaahay naxariitii jano ha siiyee..
Dadka Tacsidaas diraya ayaa kala ah:
Tina
Gabriella
Francesco ditto ciccio
Pino
Donatella
Anna
Rita
Adriana
Leopoldo Mariotini
Dino
Francesca
Sandra
Liban and Libaan Boisori
Dr. Halane and Family
Dr. Pakistan And family
Ali Garowe and Family
Abdisamad, Ismael, Ubax Ali Farah
Mohamed Journal and Family
Nur Hussein ( Dabka)
Ali Hussein Cisse
Abdirahman M. Yusuf Dubba sare `
Ahmerd Kalif
Libaan Khalif`
Fuudhe and Abdimadobe Ali Xush
Fawzia Nur Hirsi
Dr. Baidoa
Shuke iyo Hawa Aden cameey
Amina and Abdi Aar
Sahra Abdi Muse
Iyo dhammaan Asxaabta kale ee ku kala nool degaano kala duwan,iyagoo marxuumka illaahay uga baryaya inuu naxariistee Jano ka waraabiyo qaraabadii, asxaabtii uu ka tegayna samir iyo Immaan ka siiyo Aamiin.
Puntlandpost.com