Waxaa halkan Tacsi uga diraynaa Qoyskii & Eheladii ay ka geeriyootay Faadumo Cali Bootaan (Faatumo Eyl) oo ku geeriyootay magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland.
Tacsidan ayaa loo dirayaa Reer Cali Bootaan meelkasta oo ay joogaan , Awlaada marxuumada , Ehelka iyo Qaraabada intaba. Waxaan marxuumada illaahay uga baryeynaa inuu janadii Fardowsa ka waraabiyo , eheladii iyo qaraabadii ay tagteyna samir iyo Iimaan ka siiyo Aamiin Aamiin.
Tacsidan ayaa waxaa diraya dadka kala ah
Faarax Saciid Awyuusuf iyo xaaskiisa Fadumo Xasan Cali
Faarax Ciise Saciid iyo Xaaskiisa Farxiya Sheekh Xasan
Canab Faarax Saciid
Shukri Faarax Saciid
Maryan Faarax Saciid
Xaawo Saciid Awyuusuf
Axmed Faarax Saciid
Cali Faarax Farcade iyo Xaaskiisa Isniino Saciid Awyuusuf
Yuusuf Faarax Garcade iyo Xaaskiisa Maryan C/laahi
Dhammaan Reer Faarax Garcade meelkasta oo ay joogaan
Shamso Sh Xasan
Ijaabo Sheekh Xasan
Nuurta Sheekh Xasan
Ayaan Sheekh Xasan
Muxubo Saciid Aw Yuusuf iyo dhamaan reer Saciid Yuusuf meelkasta oo ay joogaan.