BBC SOMALI
VOA SOMALI
SOMALI LINKS

Jaaliyadaha Puntland oo ka tacsiyeeyey Geeridii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax

February 22, 2013 2:37 pm GMT - Written by PP - Edited by PP

Jaaliyadda Puntland Community Organisation ee magaalada Gothenburg , Sweden waxay tacsi tiiraanyo iyo murugo leh ugu direysaa dhamman ummadda somaliyeed, gaar ahaan ummadda reer puntland iyo eheladii uu ka geeriyoodey shiikh Cabdulkadir Nuur Faarax ( Gacameey ) oo lagu diley magaalada Garowe.

Akhri: La soco Tacsidii hore  ee  Geerida Sheekha

Waxan ilaahey uga baryeeynaa in uu marxuumku jannaddii fardoowsa ka waraabiyo, eheladii iyo qarabadii uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan alle ka siiyo.

Jaaliyadda Puntland Community Organisation waxay guubaabineysaa dhammaan ummadda soomaaliyeed iney meel kaga soo wada jeestaan kuwa duulaanka ku ah jiritaanka ummadda soomaaliyeed.

Puntland Community Organisation,Gothenburg,Sweden

———————————————————————————–

TACSI Jaaliyada W/ Ameerika

Innaa lillaah wa innaa ileeyhi raajicuun. Hadaan nahay dadka qurbajoogta Tornto Canada iyo Minneapolis USA waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa marxuun Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax oo ay gacan ka xaqdarani ku dishay magaalada Garowe waxaana leenahay Ilaahay ha ka waraabiyo Janatul Fardowso Aamiin Eheladii iyo qaraabadii iyo dhamaan umada Soomaaliyeed ee uu kadhintayna haka samirsiiyo aamiin.1. Sheekh Adan Moxamed Ciise
2. Ahmed Ciid
3. Ahmed Dine Gure
4. Kamil Dahir Jamac
5. Cabdulqadir Nuur Cali
6. Cabdulaahi Cumar Salaad
7. Sulayman Xaaji Yusuf
8. Maxamud Khaliif Ahmed
9. Khaliif Salaad Cali
10. Cabdisalaan farax Gaas
11. Cabdulqaadir Farax Gaas
12. Maxamed Cabdi Kariin
13. Ibrahim Waran Weyne
14. Muxiyadiin Diriye Nuur
15. Cabdulqaadir Maxamed Darman
16. Dahir Cali Halow
17. Daud Cali Ahmed
18. Salaad Shiino
19. Cabdulahi Dheer
20. Farax Jamac Nuur
21. Yusuf Siciid Xirsi
22. Cabdi Dheere
23. Salaad Shiino
24. Siciid Cabdi Oray
25. Ahmed Kidaare
26. Nuur Kidaare
27. Muse Darman Xasan
28. Cabdulqadir Yassiin Cabdule
29. Dahir Ciise Cawad
30. Ismaciil Goshoshoro
31. Mahamuud Nuur Aloore
32. Siciid Cali Garaas
33. Mahamud Tiriq
34. Khadar Yassin Cabdulle
35. Xasan M. Xasan Bafow
36. Cabdulahi Yusuf Cisman
37. Yusur Jamac
38. Casha Nuur Geele
39. Sacdiyo Axmed Xaji
40. Maryan Caafi Cali
41. Muxubo Jamac Xabeeb
42. Siciido Darman Xasan
43. Farhiya jamac Nuur
44. Safiyo Xuseen Cali Biniin
45. Maryan Xuseen Cali Biniin
46. Mulki Yasiin Axmed Kulan
47. Amino yasin Axmed Kulan
48. Farxiya Maxamed Tubaako
49. Sahra Cabdulqaadir Cilmi
50. Fadumo Xasan
51. Xaliimo Saciid Maxamed
52. Madiino Cumar Ciise
53. Mako Cumar Ciise
54. Fardows Diriye Nuur
55. Ubax Ahmed Sheekh Cali
56. Sahro Diriye Farax
57. Ayan Bashir Nuur Geedi
58. Saynab Salaad Cali
59. Khadiijo Salaad Cali
60. Maluun Maxamed Ciise
61. Kararo Maxamed Ciise
62. Jawahir Cabaas Farax
63. Khadiijo Salaad Cali
64. Casho Cabaas Farax
65. Xaawo Cali Gaarase
66. Weris Cilmi Ciise
67. Casho Cali Garaase
68. Shugri Yasiin Cabdulle
69. Asiili Maxamud Ciise
70. Fadumo Cabdulqaadir
71. Fadumo Muse Ciise
72. Casho Cali Mahamed
73. Sahra Cabdulqaadir Cilmi
74. Fadumo Cabdulqaadir
75. Sacdiyo Cuuke
76. Siciido Gaacir
77. Xaliimo Nuur Aloore
78. Faduma Nuur Aloore
79. Fardows Nuur Aloore
80. Kaafiyo Nuur Cilmi Koor
81. Ifraax Diiriye Bahane
82. Ubax Cali farax
83. Muno Xareed
84. Safiyo Cabdinuur Cilmi
85. Nimco Cabdulqaadir Cilmi
86. Maryan Ciise Cawed
87. Amino Cismaan Abi
88. Maryan Haseen Muse
89. Canab Ciise Cali
90. Maryan Waberi
91. Shamso Siciid Ahmed
92. Canab Yusuf Cisman
93. Khadiijo Cabdulahi Cisman
94. Duniyo Cabdulahi Cisman
95. Maryan Xaji Ciise

—————————————————————————————–
Jaaliyadaha Puntland iyo Jubbaland ee dalka France oo ka tacsiyeeyay geeridii Sheekh Cabdulqadir Nuur Faarax

Jaaliyadaha Puntland iyo Jubbaland ee France, ayaa  waxay qoyskii, Eheladii, Culimada iyo dhamaan Shacab-waynaha Soomaaliyeed la qaybsanaysaa, tiiraanyada iyo xanuunka uu reebay, dilkii waxashnimada ahaa ee loo geystay Caalimkii Umada Soomaaliyeed Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax (Gacamey).

Jaaliyadaha Puntland iyo Jubbaland ee Dallka France waxay Sheekha Alle uga baryaysaa naxariis, guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan  qoyskii uu ka geeiryooday, in samir ilaah ka siiyo.
Waxaa kale oo aanu Leenahay dhamaan umadu ha ka digtoonaato falalka waxushnimada ah isla markaana waa in ay shacabku goob walba ooo ay joogaan muujiyaaan feejignaan dheeeraad ah oo ay mar walba hareerahooda fiirshaan kana digtoonaadaan qofka fidna wadaha ah.

qoraalkan ku xusaynaa, sidii geesinimada lahayd ee shacabku uga gilgishay dilkii Sheekha, ka dib markii iyaga oo aan hub sidan ay qabteen, gacan ku dhiiglihii Sheekha dilay, arinkaasi oo ah mid ku dayasho mudan, umada Soomaaliyeedna u noqonaya dhiira gelin, fulayada Sheekha dilayna ay ku ogaanayaan in hada ka dib aan shacabku ka hari doonin oo ay gacmahooda ku soo qaban doonaan.Jaaliyadaha Puntland iyo Jubbaland  waxay sidoo kale Mar walba u taagan yihiiin in ay la qaybsadaan dhamaan umada soomaaliyeed falalka wuxushinamada ah in ay canbaaareeyaan gacan wayna ay ka gaysan ayaan sidii wax looga qaban lahaa kuwa fidna wadayaasha ah sidii loo cirib tiri lahaa.

Jaaliayaha Puntland iyo Jubbaland ee dalka France waxay sidoo kale soo dhawaynayaan shirwaynaha loogu baaqay dhamaan ulada Soomaaliyeed ee ay culimadu ka arinsanayaa sidii wax looga qaban lahaa kooxaha dhibka wada isla markaana lagu badbaadinayo Culimada Somaliyeed.

Magacyada odayaasha iyo wax garadka tacsida diraya: Abdirizak aden Dabarani Afhayeenka Jaaliyada Puntland ee Dalka France ahna Afhayeenka Xisbiga Social Democratic Prty SDPMaxamed axmed xassanAbdishakur geelle Gudoomiye ku xigeenka Jaaliyada Soomaliyeed ee FranceAbdilaahi HajiSalaad ali ( G/puntlqnd)maxamed dahir ciiseshiikh warsameAli AwadXildhibaan AbshirAafi mohamedDhaqane AbdiAhmed CiiseAbdi wali mohamed

Abdirizak aden ( Paris france)

 

 

NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
CAYAARAHA