Waxaad halkan ku diri kartaa Tacsida ku aadan Geerida Sheekh C/qaadir Nuur Faarax , allaha naxariista jano haka waraabiyee.
Inkasta oo culimada Soomaaliyeed , Madaxda Soomaaliyeed iyo shacabka Soomaaliyeed ay muujiyeen sidda ay uga xun yihiin Dilka Sheekha , haddana Maalinta la dilay Sheekha iyo Salaad Casar isagoo tukanayey la dilay ayaa loo niyooday Ehlu kheyr inuu ahaa.
anagoo ah howlwadeenada Puntlandpost meelkasta oo aan jooganaana tacsidaas la qayb sanaynaa ummadda Soomaaliyeed oo dhan. Samir iyo Iimaan allaha naga wada siiyo, bedel kheyr qabana allaha na siiyo Amiin.
Daawo Tacsida Sheekha iyo Somalichanel
NB: Tacsida Toos u dir adoo adeegsanaya Private e-mailadiina , facebook, Hotmail, Gmail, yahoo iwm.
Puntlandpost.com