BBC SOMALI
VOA SOMALI
SOMALI LINKS

Tahniyad Meher

March 17, 2012 12:12 am GMT - Written by Hirsi - Edited by Hirsi

Waxaan tahniyad iyo bogaadin u diraynaa Axmed Cawil Xasan Tooxyare iyo Faadumo Yaasiin Xaaji Abshir
oo meherkoodu ka dhacay Magaalo madaxda Puntland ee Garoowe 16/03/2012.

Waxaan ilaahay uga baryeynaa in ay noqdaan kuwii bashbash iyo barwaaqo guurkoodu ku waaro. Aamin, Aamin.

Waxaa tahniyadaan diraya anaga oo kala ah:

1) C/Salaad Cali Ilyare
2) Maxamuud Cismaan Xaynwade
3) Bashiir Ciise Cali
4) Maxamuud Yuusuf Cali Xoosh
5) Maxamuud Maxamed Axmed (Dhiico)
6) Cabdi Faarax Samantar
7) C/Faarax Guureeye
8) Maxamuud Duraan Xasan
9) Xuseen Yuusuf Muuse Xuxuule
10) Baashi Cali Guuleed
11) Maxamuud Yuusuf Jaamac
12) Baashi Nuur Salaad
13) Batuulo Salaad Cali
14) Hooyo Faadumo Caydaruus Yuusuf
15) Hooyo Fartuun Siciid Warsame
16) Caasho Saleebaan
17) Laki C/qaadir Muuse
18) Nafiso Duraan Xasan
19) Nasro Jaamac Carab
20) Xamso Cawil Xasan
21) Zakariye Cawil Xasan
22) Xasan Cawil Xasan
23) Aasiya Cawil Xasan
24) Xuseen Cawil Xasan
25) Caydaruus Cawil Xasan

 

NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
CAYAARAHA