BBC SOMALI
VOA SOMALI
SOMALI LINKS

TORONTO: Raiisal wasaarihii hore ee DF Soomaaliya (Gaas) oo la kulmaya Jaaliyada Toronto

February 1, 2013 10:14 am GMT - Written by PP - Edited by PP

Totonto: (pp)-  Raiisal wasaarihii hore ee DF ee Soomaaliya  Prof. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa magaalada Toronto ee Cariga Canada Xaflad soo dhoweyn ah kula  kulmaya Jaaliyada Soomaaliyeed ee Toronto, waxaana uu warbixin u jeedin doonaa Jaaliayada Soomaalida , isagoo ka hadli doona Mawduucyo ay ka mid yihiin siddii ugu guulaystay Raod Map-ka, waxyaalihii ka horyimi iyo fursadihii u furnaa ee uu ku xaliyey, Sharciga maamulka Federaalka, Xaaladaha Raiisal wasaare Prof. C/weli M. Gaas oo la kulmaya Jaaliyada canadaJubbaland iyo doorka dowlada Federaalka ee Soomaaliya, Qaranimada Soomaalaya, Sharci ku dhisan cadaalada iyo dib u heshiisiinta, Xiriirka IGAD, Xiriirka Soomaaliya iyo Maraykanka ee dib  u bilaabmay iyo arrimo kale.

Shirkaas ayaa dhacaya :

Taariikh: Sunday, Feb. 3, 2013

Wakhtiga: 7 PM

Goobta: Holiday Inn Toronto Airport

690 Dixon Road

Toronto, ON

RSVP: 416 – 565-3045, 416-893-4859, 647-857-4730

Ha moogaan

Puntlandpost.com

 

NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
CAYAARAHA