UK: (pp)- Dowladda Britain ayaa shirka London ee ku saabsan Soomaaliya martigelineysa 23ka Febraayo. Waxaa ka soo qaybgalayan madax sare oo ka socota gobolka, oo ay ka mid yihiin Itoobiya, Kenya iyo Uganda, iyo sidoo kale Mareykanka, Turkiga, iyo Imaaraadka Carabta ee Midoobey, Sweden, Midowga Afrika iyo Midowga Yurub. Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon ayaa ka soo qaybgelaya.
Macluumaad dheeri ah waxaad ka heli kartaa Boga Internet-ka Xafiiska Britain ee Soomaaliya ;
Waxaad macluumaad kale ka heli kartaa Page-kan oo si toos aad ugala socon karto macluumaad kale
Daabacaadda: Puntlandpost.com