Waa barnaamij muuqaal ah oo ka warbixinaayo qariirada magaalada minneapolis iyo dhalinyaro somaaliyeed oo badalay qariirada magaaladaas, si qowmiyada somaalida ay fursad ugu helaan ay uga qayb galaan siyaasada magaaladaas.
Waxaa raacsan waraysi Abdi Warsame oo ah aqoonyahan Somaaliyeed oo aas’aasay islamarkaana gudoomiyey gudi Somaaliyeed oo la yimid hindisihii dib loogu badalay qariirada xaafadaha Magaalagada Minneapolis. Abdi Warsame ayaa sidoo kale ah musharax u tartamaaya golaha deegaanka degmada lixaad ee Magaalada Minneapolis.
Daawo Video
Musharaxa ayaa ka warbixinaayo halgankii uu u maray badelida qariirada xaafadaha Minneapolis iyo ujeedadii ay ka lahaayeen.
Puntlandpost.com