Madoonaysaa Xawilaad Casri ah, Lacag ma u diraysaa Bosaso ama Garoowe hadaba Dayax Islamic Bank waxa ay suurta gelisey wax aysan awoodin kuwa kale, waxa ay kuu fududeysey adeeg ah in aad ka dirto lacagta aad direysid Banigiga kuugu dhaw meel kasta oo aad dunida ka joogto.

Waa nidaam raqiis ah oo jaban eheladaadi waxa ay lacagta ku heleyaan wax ka yar 48 gudahood.

Hadaba si aad u raacdo nidaamka waxa aad u baahan tahay in aad ka download gareyso formka loo baahan yahay in aad u geyso Bangiga aad lacagta ka direyso Fadlan halkan ka download gareey kadibna Printer garee Riix Halkan.

Waxa aad ku qeexaysaa Magaca Qofka loo diraayo Cinwaankiisa ama meesha laga helo, Xisaabta uu ku leeyahay (Account) DAyax Islamic Bank waa haddii uu ku lee yahay.

Wixii Faah faahin ah Fadlan la xiriir:
Tel: 2525 821222 / 2525 821443
Mobile: 2525 727107 / 2525 714532
bosaso@dayaxislamicbank.net
www.dayaxislamicbank.net

Dayax islamic Bank Waxa uu kuu diyaariyey adeegyo faro badan oo ay ka mid yihiin .Xisaabta Kaydka (Savinga Account)

  1. Xisaabta Socota (Current Account)
  2. Xisaabta Maal-galinta (Investment Account)
  3. Xisaabta Guud ee Maal-galinta (General Investment Account)
  4. Maal-galinta Ganacsiga ( Trade-Financing or Letter of Credit)
  5. Alaab laguu soo gadayo habka Murabaha(Murabaha Goods Purchased)
  6. Curaarta Rahaamadda Islaamiga (Islamic Pawning)
  7. Xafidaadda alaabaha Qiimo gal-ka ah (Safe Lockers Deposit)
  8. Maal-galinta Dhismaha (Real Estate Financing)
  9. Sarrifka Lacagaha Qalaad ( Foreign Exchange)
  10. Xawilaad (Remittance)

 

Dayax Islamic Bank mudadii yarayd ee uu ka dhisnaa dalka gudihiisa waxa uu ku talaabsadey horumar weyn, waxa uu maal gashey shirkaddo badan, waxaa laga furtey koontooyin kor u dhaafaya 10000
Shaqaale aqoon sare leh una diyaar ah qancinta macaamiisha ugu tag DIB
Warqadda loo baahan yahay in la buuxsho halkan ka save gareyso kuna kaydso Kumbuyiitarkaaga
Weligaa ku xifdiso maalkaaga DIB, xiriir dhawna la lahow DIB