Xildhibaan Quraanjecel ayaa saxaafada usoo bandhigay in dowlada Federaalka ee Soomaaliya ay Jabisay 24 qodob oo ku xusan charterka dowlada Federaalka ee Soomaaliya, Wuxuuna Xildhibaaku sheegay in ay masuuliyad gaar ah ka saaran tahay illaalinta sharciga baarlamaaniga ah ee dowlada u degsan.
Xildhibaanka ayaa sheegay inuu ka mid ahaa Xildhibaanadii u dhaartay ummadda Soomaaliyeed , uuna doonayo inuu dadka Soomaaliyeed usoo bandhigo qodobada lagu tuntay.
Akhriso Lifaaqayada hoose
Faafinta: Puntlandpost.co